Somali Mail

Somali Mail Waxaan nahay afka Bulshada

🚨 Manchester United ayaa ugu dambeen hishiis la gaartay Rúben Amorim iyadoo bixinta doonta €10m sida ay xaqiijisay Sport...
29/10/2024

🚨 Manchester United ayaa ugu dambeen hishiis la gaartay Rúben Amorim iyadoo bixinta doonta €10m sida ay xaqiijisay Sporting. 🔴🇵🇹

Kooxda reer Portugal ayaa baahisay in Manchester United ay lasoo samaysay xiriir rasmi ah oo ay ku doonayaan tabarahooda Rúben Amorim

Manchester ayaa ku wargelisay Sporting inay diyaar u yihiin inay bixiyaan €10m taasoo uu aqbalay Rúben Amorim

Amorim ayaa mar h**e aqbalay dalabka ay United ku doonayeen inuu ku noqdo Tababaraha cusub ee Man United

25/10/2024

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Mail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category