01/09/2026
💐 JUBBA HYPERMARKET — SPONSOR@
Jubba Hypermarket waxay sharaf iyo farxad u tahay inay sponsor-gareyso buugga ka hadlaya Abaalka Hooyada, buug xambaarsan xusuusin, qadarin iyo mahadnaq ku aaddan kaalinta weyn ee hooyooyinku ku leeyihiin nolosheenna.
❤️ Hooyo waa hoy, jacayl, naxariis iyo garab aan la ilaawi karin.
Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqono dadaallada dhiirrigelinaya qadarin, xushmad iyo xusuusta abaalka hooyada.
JUBBA HYPERMARKET
Waxaan garab taaganahay fikradaha iyo mashaariicda bulshada wax u taraya.