20/01/2026
Goob ganacsi oo iib waa meherad madadaalo oo ki haysa qalabkii playsationka 5 ka iyo dhalooyin, sido kale talaagad, qalbkii jibista, kuukar, miisaska xafiisyada, iyo agab badan oo kale.
Goobtu waxat ku taalaa laasanood