HornScope News-Somalia

HornScope News-Somalia "Coming soon HornScope News-Somalia”

  || Ururka maamula kubadda cagta ee Yurub UEFA ayaa sheegtay in Garsoore Omar Abdulkadir Artan  garsoore ka noqon ciyaa...
11/06/2026

|| Ururka maamula kubadda cagta ee Yurub UEFA ayaa sheegtay in Garsoore Omar Abdulkadir Artan garsoore ka noqon ciyaarta ee PSG iyo Astonvila.

11/06/2026

Dhismaha waddada halbowlaha Garoowe ayaa maraysa gabagabo ,waxaana lagu bilaabay prime coat-ka si loogu diyaariyo Saaridda laamiga.

 || CARMOWaxaa si dar dar leh u socda mashruuca dib uhabaynta waddaada laamiga ah ee isku xirta gobollada puntland dhex ...
10/06/2026

|| CARMO
Waxaa si dar dar leh u socda mashruuca dib uhabaynta waddaada laamiga ah ee isku xirta gobollada puntland dhex martana degmada Carmo.
Wa mashruuc ballaaran oo qayb ka ah casriyaynta kaabayaasha dhaqaalaha iyo kor u qaadida bilicda deegaanka.
HornScope News-Somalia

Mareykanka ayaa maanta ku eedeyay Iiraan inay qorsheynayso weerarro ay ka fuliso gudaha Mareykanka, dalalka Yurub iyo Au...
10/06/2026

Mareykanka ayaa maanta ku eedeyay Iiraan inay qorsheynayso weerarro ay ka fuliso gudaha Mareykanka, dalalka Yurub iyo Australia , iyadoo warsaxaafadeed wadajir oo ka soo baxay loogu baaqay Iiraan inay joojiso howlgallada ay dalalkan ka fulinayaan ciidanka Qudus ee garabka dibadda ka howlgalka ee ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan.
@

10/06/2026

Dhaarinta Hoggaamiyaha cusub ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya Sheekh Aadan Maxamad Nuur (Aadan Madoobe)
HornScope News-Somalia

 : Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay xilka Hoggaamiyaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed.H...
10/06/2026

: Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay xilka Hoggaamiyaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed.
HornScope News-Somalia

MUQDISHO: Garsoore Omar Abdulkadir Artan oo si wayn looguso dhoweeyay caasimadda muqdisho kadib kasoo celintiisi ka qayb...
10/06/2026

MUQDISHO: Garsoore Omar Abdulkadir Artan oo si wayn looguso dhoweeyay caasimadda muqdisho kadib kasoo celintiisi ka qayb noqoshada koobka adduunka 2026.
HornScope News-Somalia

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HornScope News-Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category